Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ka soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee uu xilka  ka qaaday Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid Xaashi Cartan oo shir Jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay in Wareegtadii xilka looga qaaday aysan waxba ka jirin, isla markaana uusan u hogaansami doonin. Waxaa uu sheegay Cabdirashiid Cartan inuu … Continue reading Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ka soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey